Booliska Koonfur Afrika oo bilaabay raaf ka dhan ah Soomaalida iyo ajaaniibta kale

Booliska Koonfur Afrika ayaa magaalada Cape Town ee Gobolka Western cape ka bilaabay howlgal ka dhan ah dadka ajaaniibta ah oo ay Soomaalidu ku jirto, kuwaasoo ganacsiyo kala duwan ku leh magaaladaas. Sarkaalka Ciidankaas wata ayaa magaciisa waxaa lagu soo koobay maloko, waxaana ay ciidamada ku howlan yihiin dhibaateynta dadka ajaanibta oo ay u geysanayaan … Continue reading Booliska Koonfur Afrika oo bilaabay raaf ka dhan ah Soomaalida iyo ajaaniibta kale